Hargeysa(Xogsoornews.cpm):-Madaxda Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ,ayaa xarunta wasaaradda arrimaha Dibeda ku qaabilay Guddoomiyaha Jaamacadda zhargeysa.
Waxaa maanta si wadajir ah xarunta WAD&IC ee Jamhuuriyadda Somaliland loogu soo dhaweeyey Madaxweynaha Jaamacadda Hargeysa, Mudane Dr. Mohamed Ahmed Sulub.
Ujeeddada kulanka ayaa ahayd sidii loo xoojin lahaa xiriirka wada-shaqayneed ee labada dhinac iyo sidii loo kobcin lahaa Mac’hadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL. Mac’hadkan ayey Wasaaraddu martigelisay, waxaana uu haatan ku hawlgalaa xarunta Jaamacadda Hargeysa [University of Harg