“Somaliland way jiraysaa waana la aqoonsayaa.”Madaxweynaha Somaliland

0
12

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Madaxweynaha Jamhuuriyaddaa Somaliland,ayaa ka hadlay socdaalka Raysalwasaaraha Soomaaliya ku yimi Laascaanood Xarunta gobolka Sool.

Waxaanu sheegay in Somaliland jirayso. Oo la aqoonsanayo isla markaana Qaranka Somaliland uu jirayo.waxaanu ku tilmaamay socdaalka Raysal wasaaraha Soomaaliya ku yimi Laascaanood mid jar iskaa tuurnimo ah oo daandaani ku ah Somaliland.waxaanu intaa raaciyay in qasaaraha iyo dhibaatada ka dhalada socdaakiisa inay dawladda Muqdisho qaadi doonto.dhinaca male waxaa uu farriin u diray dawladaha gobolka.midawga afrika iyo beesha Caalamka

Haddaba halkan ka daawo Muqaalka Madaxweynaha Somaliland