Hargeysa(Xogsoornews.com):-Eng Faysal Cali Waraabe ayaa fashiliay shirwool iyo isku dhufasho Madaxda Somaliland iyo shicibka doonayyay in uu ka dhex sameeyo Madsxweynaha Soomaaliya Xassn Sheekh Maxamuud.
Eng Faysal Cali Waraabe oo markasta u taagan difaaca qarannimada Somalilanf,ayas shergay in Madaxweynaha Soomaaliya uu been ka sheegay Madaxweynaha Somaliland isagoo doinayay buu yidhi in uu shaki ku kala beero Madaxweynaha Somalilsnd iyo shacabkiisa.
Md Faysal Cali Waraabe oo ka jawasbsyay hadal uu jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa woraal uu ku baahiyay bartiisa x waxaa uu u dhignaa sidsn.
“Beenalí HSM oo Wanjalay Madaxweyne Ciro!!!
HSM Waxu Aduunka u sheegay in socdaIka RW Hamze (Marxuumka) reer Jawhar ee Ogadeeniyey, degmada Lasanod Ee JSL, Isla ogyihiin Madaxweyne Ciro uu yahayna hor dhacii lagu sameeynlahaa Jawi ay ku wada hadalilahayeen JSL & kooxda SSC, maxabiistana la isku weydaarsan lahaa ka bacdina la bilaadoono wada hadaladii JSL & Somalia ee ka bilaabmay Djibouti.
Taasi waxay u eegtahay in HSM kala dilayo Madaxweyne Ciro & shacbiga JSL taas oo aany marna JSL ee Barkaysani Wadda Hadal lagaleen maamulka HSM ee dhowrka maalmood u haddhsan yihiin”