Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Tayo Xumada Dawooyinka dalka la keeno

0
37

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Madaxweynaha Somaliland Mudane Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa ka hadlay tayo xumada dawada iyo cuntada la keeno Somaliland isla markaana ballan qaaday in ay xukuumaddiisu wax ka qabanayso oo ay ka hubin doonaan dawooyinka iyo cuntada dalka la soo gelinayo tayadooda.

waxaa kale oo uu sheegay Madaxweynuhu in qorshaha xukuumaddiisu inuu yahay in qofka muwaadinka ahi uu helo caafimaad iyo dawo bilaa lacag ah

Madaxweyne Cirro oo maanta furay shirka siyaasadda caafimaadka qaranka oo halkaa hadal ka jeediyay halkan ka daawo