Hargeysa(Xogsoornews.com):-Xukuumadda Somaliland ee xilka wareejinaysa,ayaa maanta hor keentay golaha wakiilada Somaliland laba xeer oo kala ah xeerka ciqaabta guud ee Somaliland iyo xeerka Saxaafadda. Xeerka ciqaabta guud ee Somaliland,ayaa ah markii ugu horraysay ee Somaliland loo curiyo xeer xiqaabeed oo u gaar ah.