Hargeysa(Xogsoornews.com),- Taliyaha ciidanka booliska Somaliland sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale,ayaa saoo kormeeray xaaladda maxaabiista ku xidhan saldhigyada caasimadda Hargrysa.
Taliyaha Booliska ayaa mid mid u waraystay maxaabiista saldhigayada ku xidhan isla markaana dambi baadheyaashs daldhigyada ka warsystay xogta maxaabiista
Waxaa kale oo uu u kuur galay taliyafa booliska Somaliland nolosha maxaabiista iyo heerka badaafadda saldhigyada ay ku xidhan yihiin
Haddaba kormeerka taliyaha halkan ka daawo