Hargeysa(Xogsoornews.com):-Maxkamadda sare ee Somaliland,ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada kama dambaysta ah ee doorashada Madaxtooyada.
Waxaa kale oo ay Maxkamadda sare ee Somaliland ku dhawaaqista natiijada ururada sheegtay. In laba maalmood u hadhsan yihin ku dhawaaqista natiijada ururada iyo aaasxaabta qaranka