Hargeysa(Xogsoornews.xom):-Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland,ayaa ka hadlzy xilliga ay ku dhawaaqayaan natiijada hordhaca ah ee doorashada Madaxtooyada iyo ururada iyo asxaabta qaranka.
Waxaa kale oo gudida doorashooyinku ay ka hadleen gobolada tirinka codadku ka soo dhamaatay iyo kuwa hada socda.
Haddaba warkaas oo faah faahsa halkan ka daawo.