Hargeysa(Xogsoornews.com);- Musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga UCID ahna guddoomiyaha xisbiga ayaa farriintii ugu dambaysay doorashada berri loo dareerayo ka hor bulshada farriin u diray.
Waxaanu bulshada kaga codsaday in ay codkooda siiyaan xisbiga ucid iyo musharax Faysal
Waxaa kale oo uu usoo jdeediyay xisbiyada iyo urirada kale in lacagta ay bixinayaan ay ka daayaan cod ku raadinta oo masaakiinta u baahan ay wax ku taraan.
Haddaba halkan ka daawo