Hargeysa(Xogsoornews.com):-Dr Maxamed Cabdi Gabbiose oo shir jaraa ,id ku qabtay Hargeysa,ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka doorashada arbacada loo dareerayo iyo in dalku u baahan yahay is bedel.
Waxaa kale oo uu ka hadlay sida bulshada gobolka Awdal xaq u leeyihiin in ay ka mid noqdaan xisbiyadaa Qaraanka.
Waxaanu intaa raaaciyay in hoggaamintii Madaxweyne Muuse dalku ku hongoobay loona baahan yahay in dadku is bedel doortaan.haddaba hadalka Dr Gabboose halkan ka daawo