“Maanta hoggaaminta dalka laguma sii aamini karo Muuse”Madaxweyne ku xigeenka SL

0
35

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Saylici ayaa bulshada Somaliland ugu baaqay in ay isbedelka u codeeyaan ooo codkooda ay ku doortaan musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.

Kulan warbaahineed ay wada jir u qabteen musharax Dr Cirro iyo Md Saylici halkan ka daawo.