Burco(Xogsoornews.com):-Guddoomiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa bulshada ku boorriyay in codkooda ay isbedelka ugu codeeyaan oo ay doortaan mushaxariinta Waddani iyo Xisbiga Waddani.
Waxaanu intaa raaciyay in loo baahan yahay in loo diyaar garoobo doorashada oo codka la dhiibto isla markaana isbedelka loo codeeyo haddaba halkan ka daawo muuqaalka gurdoomiye Xirsi.