Hargeysa(Xogsoornews.com):-Musharaxa jagada Madaxweynha Xisbiga Waddai oo maanta la hadlayay bulshada Caasimadda Hargeysa oo isu soo bixii ugu waynaa isugu soo baxay fagaaraha Beerta. Xorriyadda ee Hargeysa, ayaa wax laga xumaado oo aan la qaadan karin ku tilmaamay inoyadaashii reer Somaliland ee nabad gelyada keenay ee qodobadii ay soo saareen la sharciyeeyay ee sababta u noqday in loo dhaqaaqo doorasho in loo hanjabo oo lagu eedeeyo maxay mabad ugu shaqeeyeen.
Waxaa kale oo uu nasiib darro ku tilmaamay i hamtidii umada diyaarado lagu raaco oo lagu ololeeyo iyadoo bulshada Somaliland siccir barar ku xirka ku narayo oo aan loo tudhin loona ilaalin maalkooda.
Musharax Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo arimahaa iyo qodobo kale oo muhiim ah ka hadlay halkan ka daawo