Gudida Anshaxa iyo Xallinta khilaafaadka Doorashada oo Ganaax iyo Digniin soo saaray

0
26

Hargeysa(Xogsoornews.com):’Gudida amsha iyo xallinta khilaafaadka doorashada Somaliland,ayaa soo saarray ganaax iyo digniin kama dambays ah.

Gudidu waxay ganaax lacageed oo dhan 20 milyan oo Somaliland ah rideen guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Cali Xaamud Jibriil.waxaa kale oo ay 20 milyan oo Somaliland shilin an ay ganaaxeen Xisbiga Waddani.geesta kale waxay digniin kama dambays ah u direen masuliyiin ka tirsan xisbiga Kulmiye oo aan bixin ganaax hore loogu riday.haddaba qoraalka gudida oo faah faahsan halkan ka akhriso.