Hargeysa(Xogsoornews.com):-Urur siyaasadeedka Rejo oo berri u leh maalintiisa labaad ee ololaha Doorashada,ayaa ololohiisa iyo isu soo baxyadiisa u bedelay taakulaynta iyo gacansiinta dadka Jilicsan.
Guddoomiyaha Ururka Rejo Cabdilaahi oo arrimtaa cawa ka hadlay halkan ka daawo.