Hargeysa(Xogsoornews.com):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi oo maanta la hadmayay kumanaan kun oo taageereyaasha Xisbiga ah oo isugu soo baxay kaltanka maalinta koobaad ee ololaha xisbiga waddani ayaa bulshada u sheegay in dalku galay xaalad adsg muddo 7 sano ah oo uu madaxweyne Muuse xilka hayay.
Waxaa kale oo uu sheegay in dalku geli doono nabad barwaaqo iyo wada jir marka ay xilka ku guulaystaan.