Burco(Xogsoornews.com):-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa jaqaab ka bixiyay hadalo hore kulmiye ugu weeraray Xiisbiga Waddani,waxaanu sheegay in Xisbiga waddani u taagan yahay in uu Somaliland mid ah oo walaalo ah oo dadku wada leeyay in uu ka shaqeeyo,waxaanu yidhi.
“Ninka dalka baabiiyay ayaaa Xamar ku wada ee ciidsnkii qaranka jabiyah Xisbiga waddani waxaa uu u taagan yahay in uu keeno aqoonsiga Somalilannd.” Guddoomiye Xirsi oo la hadlyay mawlado dad ah oo isu soo baxay oo ah taageereyaasha Xisbiga Waddai.
Haddaba warkaas halkan ka daawo