Ceerigaabo(Xogsoornews.com.):-Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Golaha wakiilada Somaliland Siciid Mire Faarax Giirre oo maanta kala qayb galay bulshada magaalada Ceerigaabo maalinta ololaha ee urur siyaasadeedka KAAH,yaa sheegay in dalku is bedel u baahan yahay.
Waxaanu bulshada xarunta gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ee ah taageereyaasha Urur siyaasadeedka KAAH usoo jeediyay in ay codka Musharaxa Madaxweynaha na ay musharax Dr Cirro ugu codeeyaan codka ururka na ay KAAH siiyaan.
Haddaba Qudbadda Guddoomiye Giirre halkan ka daawo.