Hargeysa(Xogsoornews.com):-Gamacsade Maxamed Siciid Ducaale Dahabshiil ayaa u rejeeyay in uu.Mar kale hoggaaminta talada dalka JSL kusoo noqdo Madaxweyne Muuse Biixi.
Waxaanu intaa raaciyay in ay Madaxweynaha is garanayaan wax badanina soo kala mareen