Hargeysa(Xogsoornews.com):-Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle Yuusuf Shaacir,ayaa fatiin u diray Musharxiinta sadexda Xisbi qaran iyo ururada Siyaasadda.
Waxaa kale oo uu eray kula dardaarmay komishanka doorashooyinka.
Waxaanu caddeeyay abwaan Yuusuf Cismaan in aanu sadexda Xisbi midna ka tirsananayn.
Waxaa kale oo uu farriin waano ah u diray saxaafadda iyo saxafiyiinta Somaliland.
Waxaa kale oo uu dardaaran waano ah u diray guud ahaan bulshada Somiland ee hoggaamintooda loo tartamayo