“Somaliland maanta way Dhaaftay in la kala Iibsado.”Guddoomiye ku xigeenka Ururka Rejo

0
85

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guddoomiye ku xigeenka urur siyaasadeedka Rejo Cumar Dubbe  Cali-yare,ayaa sheegay in qorshe siyaasadeedka ururka Rejo uu yahay in uu bulshada cod ku waydiisto oo uu kaga doonayo sinaan iyo cadaalad isla markaana bulshada Somaliland u siman tahay cod qabyaaladeedna aanu doonayn.

Waxaanu intaa raaciyay in bulshada Somaliland ay dhaaftay wakhtigii lakala iibsan lahaa ama reer reer iyo qabyaalad loo kala kaxayn lahaa.

Waxaanu intaa raaciyay in ururka Rejo u taagan yahay horumarinta dadka iyo dalka isla markaana qorshohoodu yahay Somaliland isku filaata oo ka baxda shaqo la.aanta baahida iyo iska fadhiga una taagan yihiin dal horuamrsan iyo dad isku tashada.

Haddaba warkaas ooo faah faahsan halkan ka daawo