“Haddaad Cirro u Codaysaan Waxaad Badbaadiseen Qarannimada Somaliland”Caaqil Jaambiir oo Beesha Habarjeclo Farriin u Diray

0
102

Burco(Xogsoornews.com):- Jiif Caaqil Rashiid Jaambiir,ayaa ku ammaanay beel waynta Habarjeclo go,aamadii masiiriga ahaa ee ay qaadatay kuna dhamaysay muranno adag oo dalka ka jiray.

Waxaa kale oo uu ka codsaday in ay mar kale qarannimada Somaliland bad baadiyaan oo ay u codeeyaan musharax Cabdiraxmaan Cirro.

Haddaba warka. Caaqilka oo muuqaal ah halkan ka daawo