Hargeysa(Xogsoornews.com):-Musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa ka hadlay xaddhiga xildhibaan Maxamed Abiib oo muddo xidhan.
Waxaa kale oo uu ka jawaabay hadal uu ku duray Madaxweyne Muuse Biixi oo sheegay in Cirro xisbi iyo urur musharax u yahay.
Waxaanu caddeeyay in uu yahay musharaxa xisbiga waddani.
Munaasibad beel ka mid ah beekaha caasimadda Hargeysa oo ku biirtay Xisbiga waddani Dr Musharax Cirro oo ka hadlayay waxaa kale oo uu is dultaagay heerka sicir bararka maceeshada iyo shidaalka.
Haddaba halkan ka daawo qudbadda musharax Dr Cirro.