Hargeysa(Xogsoornews.com):- Wasiirkii hore wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil,ayaa faah faahin ka bixiyay waxqabadka Xukuumadda iyo qorshe siyaasadeedka Xisiga KULMIYE uu doonayo in uu dalka ku maamulo.
Waxaanu sheegay in lix tiir oo waawayn uu yahay qorshe siyaasadeedka Xisbiga KULMIYE.
Haddaba halkan ka daawo.