Hargeysa(Xogsoornews.com):-qiimaha shidaalka gaar ahaan Bartoolka ayaa shalay illaa maanta qiimiihiisu kor u kacayay halka shalay subaxnimaii uu hallka Litir ahaa 10000 toban kun oo Somaliland shilin ah ayuu isla shalay gelinkii dambe noqday 12 kun oo shilin halka uu maanta gaadhay 14 kun oo Somaliland shilin ah.
kor u aca qiimaha shidaalka gaar ahaan Batroolka oo taabanaya nolosha bulshada ayaan illaa hadda Xukuumaddu ka hadal waxa sababay kor u kaca qiimaha Batroolka ee kor u kaacay.