Musharax Cirro oo si adag uga hadlay Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib

0
122

Hargeysa(Xogsoornews.com):-musharaxa jaggada Madaxweynaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa sharci darro iyo. Dastuur jebin ku tilmaamay xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib oo saaka laga qabtay Madaarka caalamiga ah ee Hargeysa oo uu ka soo degay.

Waxaanu intaa ku daray in aan xasaanada xildhibaaanka Madaxweynena ka qaadi karin xeer illaaliyena ka qaadi karin.

Waxaanu bukshada u caddeeyay in isbedelka ay doonayaan uu yahay in sharcigu sarreeyo oo bulshada Somaliland sinnaan iyo caddaalad ku noolaato.

Haddaba hadalka musharax Dr Cirro oo muqaal ah halkan ka daawo