Hargeysa(Xogsoornews.com);-Musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa u quus gooyay mdawladda Soomaaliya isla markaana u caddeeyay in Somaliland ay tahay qaran madaxbannaan oo jira dadkeeduna diyaar u yiihin ay difaacdaan.
Waxaanu intaa ku daray in.Xisbiga Waddani u taagan yahay difaaca qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland oo dadkeeda ku joogta Xinjiro iyo nafo ku qaali ah unadda Somaliland.
Haddaba jawaabta adag ee musharaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro uu igu quus gooyay Xasan sheekh iyo dawladoisa halkan ka daawo.