Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa dhaliilay qudbad Madaxweynaha Somaliland u jeediyay ciidanka qaranka ee ku sugan Oog.
Guddoomiye Xirsi,ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland ay ka soo hadhay canaan iyo cid eedayn isla markaana dalkii isku dhamaa ee loo dhiibay iyo ciidankii dhisnsa ee uu masuulka ka ahaa in aanu ka hadall