Hargeysa(Xogsoornews.com)- Shirkadda Dahabshiil Group ayaa ka hadashay xeer nidaamiyaha baananka oo Baanka dhexe maanta uu soo bandhogay shaacintiisa.
Waxaa kale oo shirkadda dahabshiil group ay cadaysay sida ay baanka dhexe gacan uga siisay la dagaalanka kor u kaca qiimaha dollarka isla markaana lacag adag oo shirkadu leedahay ay suuqa u gelisay iyadoi u danaynaysa bulshada aan awoodin sarif bararka saamaynaya nolosha bulshada
Shirkadda Dahabshiil Group masuul sare oo u hadlayay munaasinada shaacinta na ka qayb galay ayaa sheegay in markasta ay u hoggaansan yihiin ku dhaqanka sharciga iyo xererarka maaliyadeed ee dalka.
waxaa kale oo uu ka hadlay masuulka shirkadda dahabshiil Group u hadlayay sida ay Baanka dhexe u wada shaqeeyaan iyo ka shirkad ahaan siday uga hawl galeen la.dagaalanka kor u kaca qiimaha dollarka
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo