‘Sayladda Burco illaa 45 kun oo Neef ayaa lagu kala iibsadaa Maalintii anaguna lacagta toos ayaanu u bixinaa.” Xaaji.Adan Baradho

0
100

Burco(Xogsoornews.com):- Iibka  xoolaha nool ee Somaliland ayaa si xawli ah uga socda sayladaha xoolaha ee Hargeysa iyo Burco.

Waxaana si wayn looga daredmayaa iibka xoolaha mooshinka Xajla magaalada Burco oo ay sayladeeda xoolo aad u badani ymaadaan isla.markaana Ganacsatada xooaha dhoofisa ee shirkaduhu ay aad uga iibsanayaan.

Xaaji.Aadan Axmed Diiriye Adan Baradho oo  ka mid ah shitkadaha xoolaha iibsnaysa shirkada uu ka sodaa ayaa sheegay in ugu yaraan maalintii illaa 45 kun oo neef in Sayladda Burco lagu kala iibsado waxaanu.itaa ku daray in shirkadoodu xoolaha kaash ay dadka kaga iibsabayso oo aanay jirin cid xoolo ay ka iibsadeen oo lacag ka yara sugaysaa.

Haddaba halkan.ka daawo Xaaji.Aadan.Axmef Diiriye Baradho oo ka hadlaya suuqa kala iibsiga Xoolaha iyo habsamida uu uga socdo Sayladda Burco