Hargeysa(Xogsoornews):- Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka Talo wadaag Ibraahin Mahdi Buubaa,ayaa ka kadlay kala duwaanshaha saddexda Musharax ee u tartamaya jagada Madaxweynaha ee Kulmiye Muuse Biixi.Waddanj Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Ucid Faysal Cali Waraabe.
Waxaa kale oo uu ka hadlay siyaasadda maanta iyo marxalada xiligan lagu jiro.
Waxaaanu intaa raaciyay in Xukuumadda .maanta jirtaa in aanay ahayn mid xidhiidh lala samayn karo.
Waxaaa kale oo uu beeniyay in Xukuumadda xil wasiirnimo uu ka doontay ama lagula balamay
Haddaba arrimahaa iyo qodpbo kale oo badan oo uu Guddoomiye Ibraahin Buubaa ka hadlay halkan ka daawo