Hargeysa(Xogsoornews.com):- Gudida Beelaha Garxajis,ayaa ka hadlay colaadda labada beelood ee walaahaha ah ee wada dega Ceel -afweyn.
Madaxdhaqameedka ayaa labada beelood ugu baaqay in ay xabadda joojiyaan oo ay nabad wada qaataan isla markaana caqliga ay ka shaqaysiyan halka xabadda ay ka shaqaysinayaan.
Suldaan Caddo Gude oo ka hadlay dirirta labada beelood ee walaalaha ah ku dhex martay Ceel-Afweyn ayaa ku waaniyay in ay walaalnimada iyo wada dhalashada eegaan oo ay ka fogaadaan dasdinta dhiigga Muslimka.
Waxaanu ku hoga tusaaleeyay halka Diinta Islaamku ta taagan tahay qof Muslim ah oo dhayal lagu dilo.
Haddaba warkaas oo fqah faahsan halkan ka daawo