Madaxweynaha Somaliland oo dhagax dhigay dhismeyaal cusub oo lagu kordhiyay Kaydka Haamaha Shidaalka

0
339

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa sheegay in guud ahaam dalka Somaliland uu nabad yahay.

Waxaa kale oo uu ka hadlay xaaladaha ka  jira Laascaanood iyo Gacanlibaax.

Waxaanu sheegay in dhibaatooyinka cidda wadda ee Somaliland horumarkeesa iyo wanaageeda diiddan in ay ka qabanayaan qaran ahaan

 

Waxaa u sidaa ka sheegay Madaxweynuhu munaasibad lagu dhagax dhigayay dhismeyaal cusub oo lagu soo kordhiyay kaydka Haamaha shidaalka ee Berbera.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here