Hargeysa(Xogsoornews.com);-Sheekh Almis Sheekh Yaxye ayaa ka hadkay doorka Sheekh Mustafe ee u istaagga Xaqa iyo difaaca diinta Islaamka xilli uu dhalinyaro aad u da:’yar oo markaa dugsi sare ka baxay isla markaana uu ka hor yimi dawladdii Siyaad Barre osagoo ku diiday wax kasta oo Kitaabka ALLE khilaafsan.
Waxaa kale oo uu ka hadlay muhiimadda uu umada u leeyahay Buug laga qoray Muxaadarooyinka Sheekh Mustafe uu kaga hadlay burburinka doodaha Ilxaadka .
Munaasibad ballaadhan oo lagu soo bandhigayay buuga laga qoray muxaadarooyinka Sheekh Mustafe ee Burburinta Doodaha ILXAADKA oo caawa lagu daah furay Hotel Guuleed ayay kasoo qayb galeen Culimada Somaliland.
Haddaba qudbaddii uu halkaa ka jeediyay Sheekh Almis halkan ka daawo