Komishanka Doorashoyinka oo ka War wareegay Doorashada ay Qabanayaan

0
125

Hargeysa(Xogsoornews):-Gudida doorashooyinka Qaranka Somaliland,ayaa maanta hor tegay shirguddoonka Labada gole.

Komishanka doorashooyinka oo markii kulankaasi usoo dhammaaday Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay Doorashada qabanayaan balse waxay caddayn waayeen Doorashada Madaxtooyada iyo Doorashada ururada ta ay qabanayaan

 

Waxaanay ku gaabsadeen In ay doorasho qabanayaan.

Haddaba su”aalihii la waydiyay iyo waxay kaga jawaabeen halkan ka daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here