Hargeysa(Xogsoornews.com):- Xoghayaga arrimaha Dibedda ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadsaani isla markaana Xukuumaddi8 Madaxweyne Siaanyo xilal wasiir nimo ka.soo qabtay ooka mid ahaa masuuliyiintii kaalinta wayn ku lahaa soo bixitaankii iyo guushii hanashada kursiga dalka ugu sarreeya ee Madaxweyne Muuse Biixi kana tirsanaa aasaaseyaashii Xsibiga Kulmiye,ayaa ka hadlay xaaladda guud ee Somaliland.
Loolanka loogu jiro kursiga Guddoomiyaha golaha wakiilada iyo qodobo kale.
Waxaanu iftiimiyay markii ay soo saarayeen.Madaxweyne Muuse in aanay u arkayn Madaxweyne u dhaqmi doona sida uu hadalka u dhigay sida uu hadda dalka u hoggaaminayo.
Wacaa kale oo uu meesha ka saaray i Somaliland dhibaato ka soi gaadhayso ama ay waxyeelo ku imanayso qaran nimada haddii la dooram waayo oo golaha wakiilada kursiga ugu sareeya loo dooram waayo Faratoon.
Qodobadaa iyo arrimo badan oo kale oi uu ka ghadlayba halkan kaga bogo