hargeysa(Xogsoornews.com):- Maamulaha guud ee Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Sidiid Dahabshiil,ayaa ka qayb galay shirka urur goboleedka IGAD.
Maamukaha ģuud ee Dhahabshiil Group ayaa ka hadlay adeegyada Dahabshiil Group ay ka fuliso dalalka Igad iyo maalgashiyada ay ku samaysay dalalkaas.
Waxaa kale oo uu ka hadlay colaadda iyo dagaalada ka socda dalka Sudan..
Waxaana shirka lagu guddoonsiiyay bilad sharaf Maamulaha guud ee Dahabshiil Group.
Haddaba Maamule Cabdirashiid oo faah faahin ka bixiyay shirkaas halkan ka dhegayso