Borama(Xogsoornews.com):-Guddoomìyaha gobolka Awdal Maxamed Axmed Daalin Tiimbaro iyo Maayerka Degmada Borama Maxamed Axmed Warsame.ayaa ka.hadlay Muddaharaad lagu beegsaday xarumaha dawladda ee magaalada Borama.
Muddaharaadkaas oo ay dhigayaan dad Cumar iyo dhallinyaro ah isla markaana ay wadaan oo ay soo abaabuleen.dad Dano gaar ah leh sida Maayerku sheegay.
Waxaanu tilmaamay dadka muddaharaadka magaalada ka dhigay in aanay ahayd ehelka marxuumkii lawyacaddo lagu dilay oo xukun dil ah lagu riday eedaysanihii falkaa loo hayay.
Haddaba halkan ka daawo