Diyaar Garawga Xuska 18 May ee Caalamka iyo Munaasinadaha la Qorsheeyay

0
264

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Good ahaan jaaliyafaha daafaha caalamka ku dhaqan ee reer Somaliland iyo safaaradaha Somaliland ee Dibedda ayaa ka wada shaqaynaya sidii xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18 May ee Sannadkan looga xusi lahaa dalalkii ugu badnaa caalamka isla markaana qoraalo ka turjumaya madaxbannaanida iyo qarannimada Somaliland dawladaha loogu gudbin lahaa.

Maxamed Xuseen oo ka mid ah xubnaha ugu firfircoon jaaliyadda Somaliland ee Yurub isla markaana isku xidhka Munaasinadaha 18 May ee sannadkan tacab badan galiyay ayaa nala wadaagay siday u qorsheyeen iyo meelaha lagu qabanayo iyo halku dhigyada ay gudbinayaan.

Qoraalkisana WUXUU ku bilaabay sidan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here