Cisbitaalka Al xayaad Xarun waxbarasho daboolayna Baahiyo Caafimaad oo dalka ka jira

0
238

Borama(Xogsoornews.com):-Cisbitaalka Al-Xayaad ee magaalada Borama ayaa ah cisbitaal waxbarasho isla markaana ah cisbitaal Daboolay baahiyo Caafimaad oo jira.

Waxaanu bixiyay adeegyo Caafimaad oo lacag la.aan ah oo ay ka faaiidaystaan dad danyar ah oo aan awoodin in ay iska bixiyaan lacagta qalliinka.

Qaliimada cisbitaalka Al-Xayaad uu fuliyo ayay dhaqaalihiisa ay bixisaa hay.adda Cammuud.

Cisbitaalka ayay leedahay jaamacadda Cammuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here