Hargeysa(Xogsoornews.com):- Musharaxa jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Muucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Guddoomìyaha urur siyaasadeedka Kaah Maxamuud Xaashi Cabdi.ayaa kulan Labada masuul u gaar ah ku yeeshay dalka Sucuudiga.
Cirro iyo Maxamuud Xaashi oo Sucuudiga ku sugnaa Cimro na u tegay Xamarka.ayaa kulankooda kaga wada hadlay xaalada guud ee dalka iyo sidii looga gudbi lahaa.
Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Waddani Maxamuud Xaaji Yuusuf oo ka hadlay kulankooda iyo qodobada at iska waraysteen halkan ka daawo