Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guddoomìyaha gobolka Maroodijeex ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mawliid Pause.ayaa ka hadlay xaalada dalka oo uu sheegay in ay meel halis ah karayso oo u baahan in shacbigu sida roob doonta duco iyo ALLE bari isugu yomaadaan oo ay ku ducaystaan in Xukuumadda ALLE caafiyo.
Waxaanu intaa raaciyay dagaalka Laascaanood ka socda In meel kale loo waday oo lala donayay balse Halkii lala rabay meel aan ahayn In uu ka waxay
Guddoomiye Kayse oo Horyaal tv waraysi gaar ah isiyay halkan ka daawo