Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb Galay Aas Qaran oo lagu Sagootiyay Sheekh Maxamuud Suufi

0
135

Hargeysa(Xogsoornews):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.xubno ka mid ah Golaha sawirada.culimo as diin madax dhaqameed xisbiyada qaranka iyo dadweyne badan.ayaa  ka qayb galay jinaasadda iyo aas Qaran oo lagu sagootiyay wasiirkii hore ee Diinta iyo awqaafta Somalland ALLE ha u naxariistee Marxuum Sheekh Maxamuud Suufi Muxumed

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here