Beesha Caalamka oo la Hadashay Madaxweynaha Somaliland

0
561

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Beesha Caalamka.ayaa la hadashay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Waxaanay wel wel ka muujisay Beesha Caalamku sida Madaxweynaha Somaliland dhegaha uga furaystay baaqyadii hore ee loogu soo jeediyay in ciidanka Somaliland laga saaro aagga magaalada Laascaanood.

Waxaa kale oo Beesha Caalamku ay ka hadashay doorashooyinka Somaliland oo Madaxweyne Biixi ay ka wada hadleen.

Haddaba war saxaafadeedka Beesha Caalamka halkan kaga bogo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here