Hargeysa(Xogsoornews.com):- Guddoomiyaha xafiska Imtixaanaadka Qaranka Daa.uud Axmed Faarax.ayaa ka hadlay waraaq maalmihii u dambeeyay baraha bulshada hadal hayn badan ka dhalisay taaso ahayd xil ka qaadis lagu sameeyay Guddoomiye Daud.
Waxaa kale oo uu ka hadlay u diyaar garawga imtixaanka sannad dugsiyeedkan iyo shaqada xafiska Imtixaanaadka qaranka