“Waa Muhiim in Xukuumaddu Taageerto Bulshada Jilicsan.”Wasirka Isgaadhsiinta

0
234

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilahi Suufi Jibriil,ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay is garab taagga iyo gacansiinta dadka jilicsan ee Xukuumaddu in ay kaalmayso hooyooyinka qoysaskooda u shaqeeya.

Waxaanu xusay doorka Wasaarad ahaan kaga beegan in ay siday tahay ay uga qayb qaadanaysa.

Haddaba hadalka  wasirka oo  muuqaal ah halkan ka daawo.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here