Laacsaanood(Xogsoormedia.com);-Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo ka mid.ah Madaxdhaqameedka ku shiraya magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool.ayaa ka jawaabay hadal uu jeediyay wasirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin oo ka hadlayay xuska ciidanka qaranka Somaliland.
Wasir Kaahin ayaa mar uu ka hadlayay shirka garaadada sool uga socda Laascaanood sheegay in qaar ka mid ah garaadadu in aan mar keliya lagu arag meel lagaga shaqaynaya
Garaad Soofe oo hadalka wasirka ka jawaabay halkan ka dhegayso