Madaxweynihi hore ee Somaliland oo Beeniyay War laga Faafiyay

0
249

Paris(Xogsoormedia.com):- Madaxweynihii hore ee Somaliland  Daahir Rayaale Kaahin.ayaa Beeniyay War laga Faafiyay oo lagu baahiyay baraha Bulshada.

Waxaanu sheegay in aanu jirin wax war ah oo uu ka yidhi xaalada dalka isla markaana wuxuu mesha ka saaray in uu leeyay facebook.

Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin oo khadka Taleefanka  ugu waramay Sahan Tv halkan kaga bogo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here