Oodweyne(Xogsoornews.com):- Madaxweyne ku xigeenka iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo ku maraya gobolada bari ee dalka,ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay degmada Oodweyne xarunta gobolka Daad-madheedh.
Haddaba soo dhawaynta weftiga Madaxweyne ku xigeenka iyo madaxda ka hadashay halkan ka daawo.
Xogsoormedia24@gmail.com