Duulaanka WFP ee Waxsoosaarka Dalka iyo Mooganaanta Xukuumadda

0
340
  • : .

.

Hargeysa : Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada adduunka ee , ayaa bilowday qaybinta raashin lagaga hortagayo — , iyada u qaybisay raashin dadka beeraleyda, iyago ku jira xilli roobaadkii ay beerahooda , halka ay ahayd in ay raashinkan qaybiyaan xiiligii ‘ ka jirtay degaanada ay ka qaybiyeen.

 

Waxa kale oo raashinkan ku lamaan loo qaybiyo , lacagtaasi oo qoysas badan ka dhex abuurtay.

Dalka waxa ka hira degaano ay wali abaari ka jirto, dadkuna u baahanyahay gurmad iyo taakulayn, balse ay ‘ hadba halka raxmaadka helo dalagyaddii ay beerteena u soo go’aayaan ayay ka bilowday qaybin lagaga hortago — dalka.

Haddaba waxa ku waajiba inay u ulaaliso, kana hortagto cidkasta oo lid ku ah wax-soo-saarka dalagyada beeraha inooga soo go’aya, ‘ ugu horeeyaan, si ay beeraleyda dalku wax ugu beertaan una helaan suuq ay dalagyadooda u iibgeeyaan.

Waa in beeraleyda laga dilo xilligay dalagyadooda dheefsanlahaayeen u qaybiso, iyada oo lagala dagaalamayo wixii uu la soo bixilahaa iyo halkii uu u iibgaynlahaaba.

, wuxu xil iyo waajibaad ka saaran yahay jaangoynta
— dalagyada beeraha iyo waxkasta oo lid ku ah dalagyada beeraha, haddiise Qarankuna siyaasad ahaan ilaalin waayo — dalka, baahideenu sidaasay joogto u ahaanaysa inooggu joogayaa — hadalkeeda daa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here